1.The Opening

  1. Ku Billaabasho Magaca Allaah, ee Naxariis guud,iyo mid gaar ahba Naxariista
  2. Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa iska leh Allaah, Rabbiga uunanka
  3. Naxariis guud, iyo mid gaar ahba Naxariista
  4. Boqorka Maalinta Abaal Marinta
  5. Adiga oo keliyaan ku caabudnaa, oo Adiga oo keliyaaan ku warsannaa kaalmo
  6. Nagu Sug Tubta Toosan
  7. Tubta kuwa aad u Nicmaysay2, aan aheyn kuwa galabsaday cadho(daada)3, iyo kuwa iyagu lunsan