101.The Calamity

  1. Musiibada garaaceysa (qalbiyada)
  2. Maxay tahay Garaacdadu
  3. Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay Garaacdadu
  4. Maalinta ay dadku noqon sida baalallay kala firdhay
  5. Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay
  6. Ee ma kan isagu miisaankiisa (camallada wanaagsan) culeys yahay
  7. Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh
  8. Ma qofka se uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay
  9. Hoygiisu waa Haawiya
  10. Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay
  11. (Waa) Naar hureysa