102.Competition

  1. Wax badsi doon baa idin jeediya
  2. Ilaa aad gashaan qubuuraha
  3. Mayee! Waad ogaan doontaan
  4. Mayee, mayee! Waad ogaan doontaan
  5. Mayee! haddii aad og tihiin ogaansho dhab ah
  6. Waxaad hubaal arki doontaan Naarta
  7. Markaas waxaad hubaal ku arki doontaan il dhab ah
  8. Oo Maalintaa waxaa hubaal la idin weydiin doonaa Nicmooyinka