103.The Declining Day, Epoch

  1. Waxaan ku dhaartay waqtiga
  2. Hubaal Aadmigu wuxuu ku jiraa khasaaro
  3. Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala, oo isu dardaraama Xaqa, oo isu dardaarama sabarka