105.The Elephant

  1. Mawaadan u fiirsan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga
  2. Sow kama uu dhigin duullaankoodii wax jab iyo jah wareer ku dhammaaday
  3. Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah
  4. Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah
  5. Markaas ka dhigay sidii bal la daaqay