106.Quraysh

  1. Caadeysigii Quraysh darteed
  2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah)
  3. Ee ha caabudaan Rabbiga Baydkan (Kacbada)
  4. Kaasoo ka quudiyey gaajo, oo ka aamin galiyay cabsi