107.Almsgiving

  1. Ma u fiirstay kan isagu beeniya abaal marinta
  2. Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan
  3. Oo aan ku dhiirra gelin (dadka kale) quudinta miskiinka
  4. Ee waxaa hoog leh kuwaa tukada
  5. Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda)
  6. Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko
  7. Ee bixin diida waxyaalaha aan looga maarmin nolol maalmeedka (zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye)