108.Abundance

  1. Hubaal Waxaanu ku siinnay (Muxammadow) Al-Kowthar (khayr badan)
  2. Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, oo (u) qal xoolo
  3. Hubaal nacabkaaga waa isaga kan cirib go’a