109.The Disbelievers

  1. Dheh: Gaalooy
  2. Anigu ma caabudo waxa aad caabuddaan
  3. Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo
  4. Mana caabudi doono waxa aad caabuddaan
  5. Idinkuna ma caabudi doontaan Kaan anigu caabudo
  6. Waxaad leedihiin diintiinna (dhaqankiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda ( dhaqankeyga)