110.Divine Support

  1. Marka uu yimaado Gargaarka Ilaahay iyo guusha (Furashada Makkah)
  2. Oo aad aragto dadku oo u soo galaya diinta Ilaahay rac-rac (koox-koox)
  3. Markaas ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa, oo weydiiso Dambi Dhaafkiisa. Hubaal waa Isaga kan u soo laabashada badan (Naxariista)