111.The Palm Fibre

  1. Hoog baa ku dhacay labada gacmood ee Abuu-Lahab, waana hoogi doonaa
  2. Maalkiisa iyo wuxuu kasbado waxba uma ay tari doonaan
  3. Oo Wuxuu geli doonaa Naar aad u olol badan
  4. Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah
  5. Qoorteeda waxaa ku wareegsan xadhig xaskul la soohay ah