113.The Dawn

  1. Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha)
  2. Sharka waxa uu abuuray
  3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan marka uu mugdigiisa wax ku daboolo
  4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (naagaha saaxirooyinka ah)
  5. Iyo sharka xaasidka marka uu wax xasdo