114.Mankind

  1. Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga dadka
  2. Boqorka dadka
  3. Ilaaha dadka
  4. Sharka waswaasyada (sheydaanka) soo noqnoqodka badan
  5. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka
  6. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh