94.The Consolation

  1. Miyaanaan kuu waasicinnin laabtaada
  2. Oo aan kaa dejin culeyskaaga
  3. ee cusleeyey dhabarkaaga
  4. Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga
  5. Ee hubaal culeyska waxaa la socda nafis
  6. Dhibka waxaa hubaal la socda nafis
  7. Ee markaad bogto (howshaada), u istaag cibaado
  8. Oo xagga Rabbigaa(Keliya) wax ka rajee