97.The Power, Fate

  1. Hubaal Waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qaddarka
  2. Oo maxaad ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qaddarku yahay
  3. Habeenka Qaddarku wuxuu ka fiican yahay kun bilood
  4. Malaa’igta iyo Jibriil baa ku soo dega Idanka Rabbigood arrin walba darteed
  5. Nabad weeye ilaa waagu ka baryo