99.The Earthquake

  1. Marka arlada la gilgilo gilgilkeeda daran
  2. Oo arladu soo bixiso culeysyadeeda
  3. Oo aadmigu yidhaahdo: Maxaa ku dhacay
  4. Maalintaas waxay ka warrami akhbaarteeda
  5. Inuu Rabbigaa u waxyooday darteed
  6. Maalintaas dadku wuxuu u soo dareeri guutooyin firarsan ahaan si loo tusiyo acmaashooda
  7. Ee qofkii fala samaan le’eg saxar wuu arki
  8. Oo qofkii fala xumaan le’eg saxar wuu arki